Raggii loo heystay dilka & kufsiga Hodan Shanlayste oo xukun lama filaan ah lagu riday

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa sii deysay lix ka mid ah todoba nin oo loo heystay fal isugu jira dil iyo kufsi. Lixda nin oo sida Maxkamadu sheegtay lagu waayey dambigii lagu soo eedeeyey ayaa muddo sanad ka badan ku xirnaa xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe. Maxkamadda ayaa sheegtay in baaritaan lagu sameeyay … Continue reading Raggii loo heystay dilka & kufsiga Hodan Shanlayste oo xukun lama filaan ah lagu riday